Ra’iisul Wasaare Rooble oo hoygiisa ku booqday Madaxweynihi hore ee dalka Xasan Sheekh “SAWIRRO”

Date:

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Fidriga.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynihii hore ayaa sidoo kale ka wada hadlay amniga guud , xasilloonida Caasimadda iyo Arrimaha Doorashooyinka Dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xoghayaha cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo xilka la wareegay

Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka...

Midowga Afrika oo Cambaareeyay Isku Dayga Israa’iil ee Xadgudubka Madax-bannaanida JFS

Guddiga Midowga Afrika ayaa muujiyey walaac xooggan, waxayna si...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka ayaa maanta billaabay aqoon-isweydaarsi soconaya muddo toddobaad ah.

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ) ayaa maanta...

Munaasabad lagu dhaarinayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Beeraha Koonfur Galbeed oo ka dhacday Baydhabo

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed,...