Madaxweynaha Koonfur galbeed oo cafis u fidiyay 10 maxbuus “SAWIRRO”

Date:

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta wareegto Madaxweyne cafis ugu fidiyay ilaa 10 maxbuus oo ku xirnaa xabsiga dhexe ee magaalada Baydhabo.

Maxaabiistaan ayaa u xirnaa dembiyo fud fudud, kuwaasi oo aad ugu farxsay cafiska loo fidiyay. waana sanadkii labaad ee uu  Madaxweynaha Koonfur Galbeed sidaan sameeyo tan iyo inta uu yimid xafiiska fadliga Munaasbadda Ciidul fidriga Awgeed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaanka Sare ee Wasaaradda Amniga Gudaha oo Dib-u-Eegis ku Sameeyay Waxqabadka Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil...

Horjooge katirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

Horjooge Cali Maxamed Coloow oo wata qori AK47 ah...

Safaaradda Soomaaliya oo ee Shiinaha oo soo agaasintay Xuska Maalinta Afrika 

Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha ayaa sanadkaan si heer sare...