Howlwadeennada Waaxda Howlaha Guud oo ku howlan biyo dhuris ay ka sameynayaan waddooyinka caasimadda “SAWIRRO”

Date:

Waaxda Howlaha Guud ee Dowladda Hoose ee Xamar ayaa kawado biya dhuris Wadooyinka Magaalada oo ay biya dhigeen Robablii ka da’ay Muqdisho.

Howlwadeennada ayaa ku howlan sidii ay u soo celin lahaayeen bilicda caasimadda, isla markana ay biyaha uga dhaamin lahaayeen goobaha biyaha fadhiyaan ee magaalada Muqdisho

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...