Wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka Hirshabeelle oo lawareegtay isbitaal qalabeysan+(SAWIRRO).

Date:

Wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta lawareegtay isbitaal qalabeysan oo ay dhistay hay.adda  Save kaasi oo laga hirgaliyay magaalada Beledweyne .

Qorane Maxamuud Indhoy oo katirsan Wasaaradda caafimaadka  Hirshabeelle ayaa umahad celiyay hay.adda save sida ay ugu qeyb qaadaneyso  hormarinta adeegyada caafimadka Hirshabeelle.

Qaar kamid ah bulshada magaalada Beledweyne oo ka qeyb galay munaasabada isbitaalka lagu warejinayay ayaa ka mhadceliyay dhinacooda  isbitaalka  laga hergaliyay Beledweyne.

Maxamed Abuukar Cabdule Madaxa hay.adda Save ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay sii wadi doonto  caawinta isbitaalka  maanta ay ku warejiyeen maamulka Hirshabeele  si uu u guto waajibaadka loo aas aasay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Waxbarashada XFS oo Muqdisho ku soo dhaweeyay dhiggiisa Dalka Jabuuti

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda...

Wasaaradda Waxbarashada oo dib u dhistay Iskuulkii Farsamada Gacanta Maxamuud Axmed Cali ee degmada Kaaraan

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka...

Howlgal lagu dilay xubno ka tirsanaa Khawaarijta oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka oo kaashanaya saaxiibada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho rasmi ah ku tegay Dalka Masar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...