Mudaahraadyo rabshada wata oo maalintii afaraad ka socda dalka Holand.

Date:

Dalka Holand waxaa maalintii afraad galay isku soo baxyo rabshada wata oo ka dhacaaya qaar ka mid ah magaalooyinka dalkaas

Mudaaharadyaasha ayaa ka cabanaaya xirnaanshada guud ee lagu soo rogay dalka kadib markii cudurka Karoona ku faafay dalka.

Madaaharadyaasha iyo ciidmada ka hor taga rabshadaha ayaa dhowr magaalo isku dhacay, inskata oo ciidamadu xakameeyen markii danbe.

Dadka bannaan baxyada sameeynaayay ayaa dhagxaan ku tuuray booliska, waxaana la xiray dhowr qof sida laga soo xigtay warbaahinta dalkaas.

Mas’uul u hadlay booliska ayaa sheegay inay denbi tahay in la sameeyo banaan baxyo wata rabshado.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho

-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah,...

Golaha Warbaahinta Soomaaliya oo Wada-hadallo la Yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika

-Golaha Warbaahinta Soomaaliya ayaa magaalada Johannesburg wada-hadallo kula yeeshay...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...