Wasiirkii arrimaha dibadda Zimbaawe oo u geeriyooday Karoona Fayras.

Date:

Afhayeenka madaxtooyda dalka  Zimbabwe ayaa sheegay in wasiirkii arrimaha dibadda ee dalkaasi Sebusiso Moyo u dhintay cudurka Karoona fayras.

Afhayeenka ayaa intaas ku daray in Moyo oo 61 jir ah uu ku dhintay isbitaal maxalli ah subaxnimadii hore ee maanta.

Moyo wuxuu horay u ahaan jiray jeneraal ka tirsan ciidamada wuxuuna caan ka noqday dalkaas markii uu ku dhawaaqay afgembigii militariga ee horseeday in xukunka looga  tuuro Madaxweynihii hore Robert Mugabe bishii November 2017-kii.

Dalka Zimbabwe waxaa ku soo badanaaya cudurka Karoona, waxaana laga diiwaan geliyay kiisas gaaraya 28,675.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Dowaladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celineyso muwaadiniin laga soo badbaadiyay biyaha Jasiiradda Madagascar

-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay socdaan dadaalo dalka...

Xoogga Dalka oo shacabka ku garab siinaya siidii looga hortagi la haa fatahaadaha wabiga Shabeelle

Ururka 294 aad guutada 29 aad daljir qeybta 27...

Wasiir Fiqi oo dib u furay Xarunta Kaydka Wasaaradda Arrimaha Dibadda

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa shalay...

In kabadan 28 Soomaali ah oo ku geeriyooday xeebaha Madakaskar

-Safiirka Midowga Afrika u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...