Madaxweynaha Puntland oo casho sharaf u sameeyay martidii ka qeyb gashay shirkii Garowe+(Sawirro).

Date:

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi  Deni,ayaa xalay Casho sharaf u sameeyay Madaxda Dowladda Federaalka, Madaxweynayaasha Galmudug iyo Jubbaland, Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya iyo marti sharaf kale oo Garowe kaga qeyb galay doodaha aragti-wadaaga ee Machadka Heritage.

Kulanka oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan, Guddoonka Baarlamaanka Puntland, Goleyaasha Dowladda iyo Saraakiil Madaxtooyo.

Madaxweynaha Puntland Mudane Sicidi Cabdullaahi Deni ayaa sheegay  in doodaha aragti-wadaaga ee Machadka Heritage uu kusoo aaday marxalad loo baahnaa in madaxda Soomaaliyeed ay isu yimaadaan oo fursad ay kuwada hadlaan oo wax ku rogrogaan ay helaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo daneyneysa kordhinta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮6

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)

Madashu waxay iskugu keenaysaa mas'uuliyiinta dowladda, maal-gashadayaasha Shiinaha iyo...