Madaxweynaha Hirshabeelle oo guddoomiyay kulanka golaha wasiiradda ee Hirshabeele+(SAWIRRO).

Date:

Madaxweynaha dowlad goboleedkaย  Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir guddoomiyay kulanka golaha wasiiradda ee xukuumadda Hirshabeelle.

Madaxweynaha ayaa warbixinno ka dhageystay wasiirada sii haya-yaasha ah oo ay ka mid yihiin wasiirka arrimaha gudaha, wasiirka amniga, caafimaadka, boostada iyo isgaarsiinta, gargaarka, ganacsiga iyo wasiirka duulista hawada.

Wasiirka ganacsiga ayaa kulanka kaga warbixisay sare kaca maciishada qeybaheeda kala duwan oo korar ย aad u weyn la ga dareemayo magaalada Jowhar taas oo sawabtay xirnaashiyaha wadada xiriirisa Jowhar iyo Balcad oo ay gooyeen biyaha wabiga Shabeelle.

Wasaardda arrimaha gudaha Hirshabeelle ayaa sidoo kale soo gudbisay warbixin ku aadan hal ka ay marayan dhismaha dowlada hoose ee Hirshabeele .

Dhinaca kal,e wasaaradda amniga ayaa warbxinteeda ku soo gudbisay xaaladaha amni, ee deeganada Hirshabeelle waxaana uu soo hadal qaaday xoojinta booliska Hirshabeelle, iyo 12 gaari oo kuwa boolis ka ah oo dhawaan ciidamada booliska ay la ย kawareegi doonaan iyo sugidda amniga.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...