Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo koobka degmooyinka Gobolka Banaadir gudiinsiiyey degmada Shingaani+(SAWIRRO).

Date:

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay daawashada dhammaadka tartanka ciyaaraha degmooyinka Gobolka Banaadir.

Tartankan oo ay ku guuleysatay kooxda kubadda Cagta ee degmada Shingaani ayaa u dhaxeeyey degmooyinka Cabdicasiis iyo shangaani oo iyaga Final iskugu soo baxay Tartankii degmooyinka Gobolka Banaadir.

Raisul Wasaare Rooble ayaa Koobka gudoonsiiyey Degmadda shangaani oo iyada hanatay tartanka degmooyinka Gobolka Banaadir ee sanadkaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...