Wasiirka Qorsheynta JFS oo kulan la qaatay Golaha Dhaqaalaha Qaranka+(SAWIRRO).

Date:

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dawlada Fedaraalka Soomaaliya Mudane Jamaal Xassan ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Xubna ka socda Golaha Dhaqaalaha Qaranka JFS.

Wasiirka iyo Khuburada golaha Dhaqaalaha Qaranka Waxaa ay ka wada hadleen sidii Golaha iyo Wasaaradu isaga Kaashaadan dar-dar gelinta horumarinta dhaqaalaha, sida ugu fiican ee looga faa’iideysan lahaa talooyinka ku salaysan cilmi-baarista ay soo jeediyeen Golaha Dhaqaalaha Qaranka ay ka mid yihiin Daarasado laga samayeeyey saamaynta uu ku yeeshay Xanunka COVID-19 dhaqaalaha dalka iyo sidii looga soo kaban lahaa.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo Beijing kaga qaybgashay shir looga hadlaya diyaar-garowga iyo ka-hortagga masiibooyinka

Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha waxaa maanta ka furmay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay dabaal-daga 1-da Luuliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka...

Muqdisho oo si weyn looga xusayo 1-da Luuliyo

Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu...