Raโ€™iisul wasaare Rooble oo Saraakiisha Taliska qeybta 60aad ee xoogga dalka iyo AMISOM kala hadlay howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab+(SAWIRRO).

Date:

Raโ€™iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane,Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay taliyaha qeybta saddexaad ee ciidanka AMISOM iyo taliyaha qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka.

Kulanka oo raโ€™iisul wasaaraha uu ku wehlinayay madaxweynaha Koofur galbeed mudane,C/casiis Xasan Maxamed ayaa looga hadlay dardar gelinta howlgallada ka dhanka ah maleeshiyada Alshabaab ee lagu xaqiijinayo amniga dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...