Madaxda dowladda iyo qaar ka mid ah xubnaha labada gole ee Jamhuuriyadda Fedeaalka Soomaaliiya ayaa ka qeybgalaya xaflad ka socota xarunta murtida iyo madadaalada oo lagu maamuusaayoย daahfurka aaladeynta manhajka qaranka.
Xafladdaan oo si gaar ah loogu mahadnaqayoย qorayaasha barnaaamijka aaladeynta manhajka qaranka,waxaa sidoo kale ka qeybgalay qaar ka mid ah ururada bulshada,ardayda iyo shirkado.
TOOS UGA DAAWO/DHAGEYSO Warbaahinta QARANKA.