Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan ”Afarta sanno ee soo socto waxey noqo doontaa, afar sanno oo xasilooni iyo Hormar ah”

Date:

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle mudane Cabdixakiin Luqmaan ayaa sheegay in afarta sanno ee soo socta ay ka shaqeyn doonaan Hirshabeelle xasiloon oo aan muushin iyo is-qab qabsi laheyn.

Guddoomiyaha oo boggaadiyay howshii adkeed oo la qabtay ayaa shacabka ku ammaanay dadaalladii ay ku bixiyeen sidii amniga qeyb ay uga qaadan la haayeen xilli xasaasi ah oo lagu jiro doorashooyin, wuxuuna ugu baaqay bulshada in aan halkaas lagu joojin wada-shaqeynta ee hore loo wado si loo gaaro guulo kale.

Guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle ayaa tilmaamay in hamigoodu yahay Hirshabeelle oo amni iyo barwaaqo ah isagoo carrabka ku adkeeyay in kaligood aysan wax qaba Karin lkn ay ku dadaali doonaan in la abuuro jawi ay ku wada shaqeeyaan bulshada Hirshabeelle.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo Xoojinaya Iskaashiga Ganacsiga iyo Maalgashiga

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Burkina Faso, Danjire...

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda WHO oo Xoojinaya Iskaashiga Horumarinta Caafimaadka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Guddoomiyaha SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin...