Guddoomiye Maamulka Gobolka Banaadir oo kormeeray goobaha ay ka socday howlaha dib loogu furayo Biyo mareenada+(SAWIRRO).

Date:

Gudoomiyaha gobalka banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish ) ayaa kormeeray shaqooyin adag oo laga hayo dhuumaha  biyaha  mareenda ee magaalada muqdisho kuwaaso oo dib u nadiifin ka wado maamulka  gobalka banaadir.

Guddoomiye cumar Filisha waxaa kormeerka ku wehlinayay qaar ka mid ah guddoomiye ku xigeenada maamulka gobolka banaadir waxaana guddoomiyaha gobolka uu kula dar daarmay inay howl-wadeenada dowladda hoose ay kordhiyaan howlaha nadaafada maadaama ay maalmahaan socdaan roobab is daba jooga ah kuwaasi oo saameyn ku yeeshay isku socodka wadooyinka iyo goobaha ay degenyihiin dadka danyarta.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Cumar filisha ayaa dhinaca kale ayaa ku dhawaaqay in dowladda hoose ee Xamar aysan ku filneen xal u helida saameynta ka dhalatay Roobabka ka da’ay Caasimadda.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan doceed la qaatay Dhiggisa Seerbiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay...

Madaxweyne Xasan Sh. oo khudbad ka jeediyay shirka Dalalka aan Isbaheysiga aheyn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...