Wasiirka Haweenka JFS oo kulan la qaadatay Madaxa Qaramada Midoobay ee Arrimaha Haweenka+(SAWIRRO).

Date:

Wasiirka wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mrs Xaniifa Maxamed Ibraahin oo xafiiskeeda ku qaabishay madaxa Hayโ€™adda Qaramada Midoobay ee arrimaha haweenka Sadik Syed ayaa kala hadashay arrimo badan oo dhinaca Haweenka iyo Xuquulqul insaanka.

Wasiirka Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka Mrs Xaniifa Maxamed ayaa dhankeeda Amaantay in Soomaaliya tallaabooyin u qaadday ka qeyb galka siyaasadda Haweenka, iyadoo ballan qaadday in ay sii wadi doonto taageerada ay siinayso hirgalinta Axdiga Haweenka Soomaaliyeed oo la jaal ah qaraarka Qarammada Midoobay ee tirsigiisu yahay 1,325.

Madaxa Hayโ€™adda Qaramada Midoobay ee Arrimaha haweenka Sadik Syed ayaa wasaaradda haweenka ku ammaanay dadaallada ay wado, isagoona wasiirka cusub ugu hambalyeeyay xilka loo soo magacaabay.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...