Wasaaradda Gargaarka oo deeq Daawo iyo Raashin ah ku wareejisay Maamulka Gobolka Banaadir+(SAWIRRO)+(MUUQAAL).

Date:

Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa maanta kala wareegtay Wasaaradda Maareynta Masiiboobinka Deeq isugu jirto Daawo iyo Raashin oo loogu tala galay dadkii uu sameeyay Robabkii ka da’ay magaalada Muqdisho.

Deeqdan ayaa la qorsheynayaa in la gaarsiiyo dadka ugu daran ee uu sameeyay fatahaadda ka dhalatay roobabkii ka da’ay caasimadda.

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in deeqdan ay ka timid dowladda Masar, looguna talagalay in la gaarsiiyo bulshada Soomaaliyeed.

Halkan Ka DAAWO MUUQAALKA Warka.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Masuuliyiin ka tirsan Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhinta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮6

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...