Wasaarada Qorsheynta oo shirka Banbaxa Golaha Wasiirada ku soo bandhigtay Qorshaha Horumarinta Qaranka,+(SAWIRRO).

Date:

Madaxda Wasaaradda Qorsheynta ayaa Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada ku soo bandhigtay Qorshaha Horumarinta Qaranka ee NDP9 oo ku jira ajandaha maalinta labaad ee Banbaxa Golaha Wasiirrada.

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan ayaa Madaxa ka qeybgalayay Shirka u sharaxay Tiirarka Qorshaha Horumarinta Qaranka uu ka koobayan yahay, halbeegyada horutabinta u leh Qaranka In la xaqiijiyo mudada dhaw.

Wasiirka Jamal Maxamed Xasan ayaa ka jawaanay su”aalaha ay soo jeediyeen Golaha wasiiradda ee ku Aadan Qorshaha Horumarinta Qaranka 9-Aad, Wasiirka ayaa si hufan oo qeexay su”alaha Golaha Wasiiradda oo waafi ah.

Wasiir Jamal ayaa tilmaamo ka bixiyay In waaaaradaha dowlada ay xoogga saaran ka mira dhalinta Qorshaha Horumarinta Qaranka 9-Aad, tasoo horseedayso guulo waa weyn In uu Qaranka gaaro.

Shirka Waxaa Wasaaradda ugu qeybgalayo Wasiirka wasaaradda, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, Wasiiru dowlaha, Wasiirk ku_xigeenka Fahma Ahmed Nur iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Mudane Cabdulqaadir Maxamed Adaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinayo Muqdisho oo bilaabatay

Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda...

Guddoomiyaha BFS oo dhambaal hambalyo ah ka helay Guddoomiyaha Golaha Shuurada ee Boqortooyada Baxrayn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay xuska 15 guurada dib u curashada xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...