Wasaarada Qorsheynta oo shirka Banbaxa Golaha Wasiirada ku soo bandhigtay Qorshaha Horumarinta Qaranka,+(SAWIRRO).

Date:

Madaxda Wasaaradda Qorsheynta ayaa Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada ku soo bandhigtay Qorshaha Horumarinta Qaranka ee NDP9 oo ku jira ajandaha maalinta labaad ee Banbaxa Golaha Wasiirrada.

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan ayaa Madaxa ka qeybgalayay Shirka u sharaxay Tiirarka Qorshaha Horumarinta Qaranka uu ka koobayan yahay, halbeegyada horutabinta u leh Qaranka In la xaqiijiyo mudada dhaw.

Wasiirka Jamal Maxamed Xasan ayaa ka jawaanay suโ€aalaha ay soo jeediyeen Golaha wasiiradda ee ku Aadan Qorshaha Horumarinta Qaranka 9-Aad, Wasiirka ayaa si hufan oo qeexay suโ€alaha Golaha Wasiiradda oo waafi ah.

Wasiir Jamal ayaa tilmaamo ka bixiyay In waaaaradaha dowlada ay xoogga saaran ka mira dhalinta Qorshaha Horumarinta Qaranka 9-Aad, tasoo horseedayso guulo waa weyn In uu Qaranka gaaro.

Shirka Waxaa Wasaaradda ugu qeybgalayo Wasiirka wasaaradda, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, Wasiiru dowlaha, Wasiirk ku_xigeenka Fahma Ahmed Nur iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Mudane Cabdulqaadir Maxamed Adaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo gaaray magaalada London.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Al-Cadaala, ayaa...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...