Tirada dadka Soomaalida ee uu ku dhacayo Covid-19 oo kordhaya.

Date:

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin hor leh oo la xiriirta halista cudurka safmarka ah ee Covid 19 iyo saameynta uu ku leeyahay bulshada ka soo saaray magaalada Muqdisho.  .

Baaritaano ay sameysay shalay ayaa waxaa laga helay 44 qof .

Tirada laga baaray Covid-19, 5-tii maalin ee ugu dambeeyay Soomaliya: 2,432

Waxaa Laga Helay: 44

Deegaanada Somaliland: 44

Lab: 34

Dhedig: 10

Waxaa ka Bogsasaday: 19

Dhimasho: 2

Tirada Guud ee Laga Helay: 3,941

Bogsashada Guud: 3,185

Dhimashada Guud: 104

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wafdi ka kooban labada Aqal ee BFS Kana qayb galaya Shirweynaha 2-aad Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika

Wafdi ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Ayaa Maanta Kormeer Ku Tagay Xaruntii Dhexe ee Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS xildhibaan Cali Yuusuf Cali...