Beeraleyda Shabeellada dhexe oo ka walaacsan fatahaadda Webiga ee soo noq-noqatay.

Date:

Qaar ka mid ah beeraleyda ku nool deegaannada hoos yimaada Degmada Jowhar, ayaa walaac  ka muujiyay fatahaadda Webiga Shabeelle ee sanooyinkii dambe  ku soo noq noqotay deegaanadaasi.

Beeraleeyda halkaasi oo la hadlay Warbaahinta Qaranka, ayaa sheegay in dalagyadii ka soo go’i lahaa beerahooda sanadkaan ay fatahaaddu la tageen guryahoodina ay ka barakeceen, dalagyadii fara ku tiriska ahaa ee badbaaday in aysan jirin meel ay u iib-geeyaan madaama waddooyinkii ay xireen fatahaadahaasi.

Beeraleeyda iyo dadka kale ee caadiga ah ayaa wal-wal kaqaba mustaqbaka ku aaddan tacbashada beeraha oo haddii aan xal loo helin fatahaadaha keeni karta macluul.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo wadahadal la yeeshay Safiirka Turkiye ee Soomaaliya

Guddoomiye Dr. Muungaab ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka...

Wafdi Gaanacsato Shiine ah oo soo gaaray Muqdisho(SAWIRO)

Wafdi ganacsi oo Shiinaha ka socda ayaa maanta soo...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo soo dhaweysay Ku-xigeenka Danjiraha Safaaradda Mareykanka ee dalka Soomaaliya

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil...

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...