Qaramada Midoobay oo soo dhoweysay heshiiska dhexmaray qeybaha Suudaan.

Date:

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antรณnio Guterres ย ayaa soo dhoweeyayheshiiska nabadeed ee Dowladda Suudaan iyo hoggaamiyasha dhaqdhaqaaqyada hubeysan ay ku gaareen Koonfurta Suudaan, gaar ahaan magaalada Jubba.

Xoghayaha Guud ayaa hadal uu soo saaray uga ย mahadceliyay dadka reer Suudaan heshiiska taariikhiga ah ee ay wada saxiixeen Dowladda Suudaan, Jabhadda Kacaanka Suudaan ย iyo mucaaradka Ciidamada Xorreynta Suudaan ee uu hoggaamiyo Mona Minawi.

Antรณnio Guterres,ayaa ku booriyay dhinacyada wadahadalada inay soo bandhigaan rabitaankooda siyaasadeed iyo sida ay uga go’an tahay inay ka shaqeeyaan gaaritaanka hadafka guud ee nabada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale