Dab qasaaro geystay ayaa ka kacay deegaanka Bacaad weyn ee Mudug.

Date:

Dab dhaliyey Khasaare kala duwan ayaa ka kacay degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug, waxaana lasoo sheegayaan in uu jiro khasaare xooggan oo dabkaasi uu gaysatay.

Dabka ayaa ka kacay Kaalin shidaal oo deegaankaas ku taallay, waxaana dhawaacyo ay kasoo gaareen dad shacab ah, inta la xaqjjiyay in 9 ruux ayey waxyeelo kasoo gaartay dabkaasi.

Gurmad iyo dadaalo ay sameeyeen maamulka Magaalada iyo dadka degaanka, waxaana lagu guulaysatay in la damiyo, inkastoo uu jiro khasaare xooggan oo soo gaaray hanitidii goobtaas taallay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...