AMISOM oo billowday habraaca hawlgallada ee heerka deegaanka.

Date:

Maamulka Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa maanta soo saaray qoraal Document ah oo qeexaya waajibaadka howlwadeennada ee la xiriira ย habraaca ilaalinta deegaanka.

Qoraalkaan ayaa lagu sheegay in howlwadeennada ay waajibka ku tahay dhaqangelinta dhammaan nidaamka ilaalinta deegaanka, gaar ahaan marka ay fulinayaan waajibaadka ka saaran howlgalka nabad ilaalinta.

Document-kaasย  oo cinwaan looga dhigay nidaamka howlaha aasaasiga ee AMISOM (SOPs), waxaa arbacadii si rasmi ah u billaabay Wakiilka gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (SRCC) ee Soomaaliya, Danjire Francisco Madeira.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...