Xaaladaha Xanuunka Covid-19 Ee Mareykanka Oo Sii Kordhay

Date:

Khuburada caafimaadka ayaa aaminsan in Coronavirus ay u dhiman doonaan 200,000ย  oo Amerikaan ah marka la gaaro bisha September ee sanadkan, sida uu sheegay Ashish Jha, oo ah madax Machadka caafimaadka ee Jaamaacadda Harvard eeย  Global Health Institute, xilli kiisaska COVID-19ย  ee Mareykanku dhaaftay labo milyan.

Tirada dhimashada ee dalka Mareykanka ayaa maraysa in ka badan 113,000 ruux.

In ka badanย  7.36 millionย  ruux ayaa guud ahaan caalamka laga xaqiijiyay in ay qabaan Coronavirus iyadoo dhimashada ay tahayย  416,000, sida laga soo xigtay Jaamacada Johns Hopkins oo isku howsha in ay uruuriso xogaha la xiriira saf-marka COVID-19 ee caalamka

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo gaaray magaalada London.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Al-Cadaala, ayaa...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...