Gobalka Banaadir Oo Howlo Buufin Ah Ka Sameeysay Suuq-Bacaad +Sawirro

Date:

Waaxda Caafimaadka ee Dowladda hoose ee Xamar ayaa xalay howlo buufin ah ka sameeysay suuq-bacaad oo ah suuqa labaad ee ugu weyn Caasimada iyo qeybo kale oo ka mid ah gobolka banaadir.

Gaadiidka Dowladda Hoosee ayaa biyo ay ku jiraan daawo loogu talagalay in disho  jeermiska faafin kara cudurka indhahu aanan qabin ee karoona Feyruska waxaa ay ku buufiyeen suuqa labaad ee ugu weyn Magaalada muqdisho ee Suuq -bacaad  si looga hortago cudurkan ka sii faafaya dalka ee Covid-19 iyagoo sidoo kale hore usoo fuufiyay qeybo badan ka  mid ah caasimada.

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa  kormeer ugu tagay howlaha buufiska ee ka socday  suuqa bacaad  waxaana uu bogaadiyay howlasha ay wadaan shaqaalaha caafimaadka ee dowladda hoose

“Haddii aan sidaan ku sii wadno waan hubaa inaan ka miro dhalineyo dadaalkeyna ee aan ku xakameyneyno cudurkaan qatarta ah ee Karoona Feyruska waxaana loo baahanyahay in guud ahaan Caasimada la gaarsiiyo howshaan “ayuu yiri guddoomiye Cumar Filish.

sidoo kale Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) waxaa ku wehlinayay qaar ka mid guddoomiye ku xigeenka gobolka iyo agaasimayaal ka tirsan gobolk

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

NISA oo Muqdisho keentay eedeysanayaal laga soo qabtay deegaannada Kaxandhaale iyo Balihowd ee gobolka Galgaduud

Iyadoo la fulinayo amarka Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad...

Wasiirka Waxbarashada oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Iskaashiga Caalamiga ah (TICA)

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda...

Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ee Goboleedka Koonfur Galbeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha oo gaaray magaalada Baydhaba

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...