Maamulka Gobolka Banaadir oo kala wareegay gudiga wacyi galinta qaran qalab looga gaashaanto coved-19

Date:

Muqdisho:(SNTV)-Maamulka Gobolka Banaadir  ayaa Maanta kala wareegay gudiga wacyi galinta heer qaran qalab looga gaashaanto coved-19 oo ay ku Deeqeen Haween soomaaliyeed oo ay wakiil ka tahay Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka qaran xaliima ismaaciil (Xaliima yareey)

Munaasabada qabalabka lagu wareejiyay waxaa goobjog  ka ahaa masuuliyiin ka mid ah maamulka gobolka Banaadir iyo xubno ka socday gudiga wacyi galinta heer qaran.

Gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada maamulka gobolka Banaadir Basmo Caamir Shaqkeeti ayaa ka gudoontay qalabka ka hortaga caafuqa faafa ee COVID 19 gudiga wacyi galinta heer qaran oo dadaal ballaran  ugu jira ka hortaga cudurka ka inta  uusan ku faaafin bulshada dhaxdeeda.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Kulan looga hadlayay xoojinta wacyigelinta adeegyada Aqoonsiga Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho

Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweynihii hore Cabdullaahi Yuusuf

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhinta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮6

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane...