Roobab mahiigaan ah oo ka da,ay deegaanka Bacaadweeyn ee gobolka Mudug ayaa sababay qasaare isugu jira naf iyo maal ah

Date:

Galkacyo:(SNTV) Roobab mahiigaan ah oo ka da,ay deegaanno badan oo dhaca bariga gobolka mudug ayaa sababay qasaare isugu jira naf iyo maal   ka  soo gaaray dadka ku nool deegaanka bacadweyne ee Koonfurta  gobolka mudug.

Sida ay shegeen dadka degaanku laba caruur ah ayaa geyriyootay ka dib markii daadad ay ku soo rogmadeen deegaanka bacaadweyne ee koonfurta gobolka mudug kuwaas oo buburiyey dhismayaal ku yaalay bacaadweyne.

Dadka ku nool Bacaadweeyn  ayaa ka dal badeen  Dowlada fadaraalka iyo madaxda maamulka Galmudug  in ay ka qeeyb qaataan sidi loo kaalmeeyn lahaa .

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan doceed la qaatay Dhiggisa Seerbiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay...

Madaxweyne Xasan Sh. oo khudbad ka jeediyay shirka Dalalka aan Isbaheysiga aheyn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...