Shir looga hadlayo arrimaha garsoorka dalka oo Muqdisho ka furmay

Date:

Shir sanadeedka garsoorka dalka ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho, kaaso looga hadlayo arrimaha xaaladda ah garsoorka iyo cadaalada dalka halka uu marayo

Sidoo kale sanadkii labaad  ayaa shirka lagu qabtay magaalada Muqdisho waxaana ka qabgalay hay’addaha Garsoorka dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada dalka.

Arrimaha shirkan looga hadlayo ayaa waxaa ka mid ah caqabadaha heysta garsoorka dalka iyo sidii loo tayeyn lahaa  hay’aadddah garsoorka dalka, iyadoo  wasaaradda cadaaladda ee dowladda federaalka ay ka warbixinayso xaalada garsoorka dalka.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  horay ubalanqaaday in hay’aaddah garsoorka laga dhigi doonno kuwo lagu kalsoon karo waxaana dib u habeynta lagu sameyay hey’aaddah garsoorka dalka .

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulanka hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Isimmada dhaqanka ee deegaannada Waqooyi Bari

Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoyga uu...

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo kulan la qaadatay Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Guddoomiyaha Kmg ah ahna guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha...

Guddiga Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya oo booqday maxaabiis Soomaaliyeed oo ku xiran Liibiya

Wafti ka socda Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqda Aadanaha Qaranka...