Taliyaha Mucaaradka Liibiya Ka Baxay Wadahadaladii Ruushka

Date:

Taliyaha ciidamada mucaaradka dalka Liibiya Khalifa Haftar ayaa ka tagay magaalada Moosko isagoo aan saxiixin heshiis isku day xabad joojinta dagaalada ka socda Liibiya, sida uu sheegay Wasiirka Arimaha Dibadda ee Ruushka.

Kadib saacado wadaxaajood ay soo qaban qaabiyeen Ruushka iyo Turkiga, Haftar ayaa fiidnimadii shalay laga codsaday inuu fiiriyo heshiiskii ay horay u wada saxiixeen Fayez al-Sarraj, Madaxa dowladda ay aqoonsaday QM.

Ilo wareeedyo laga helay Liibiya ayaa xaqiijiyey bixitaanka Haftar, iyadoo qabyo-qoraalka heshiiskaasi uu diiday ay ka maqan yihiin dalabyo badan oo ciidanka Liibiya ah,” ayuu yiro โ€œHaftar oo u waramayย  telefishanka Al Arabiya.

Ma jiro wax horumar ah oo ka soo baxay wadahadallada aan tooska ahayn ee u dhexeeya kooxaha ku dagaallamaya gudaha dalka Liibiya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo gaaray magaalada London.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Al-Cadaala, ayaa...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...