shirka dib u eegista 2aad ee deyn cafinta oo ka furmay dalka Ethiopia

Date:

Shirka dib-u-eegista 2aad ee SMP4 oo ah hanaanka 4aad ee deyn cafinta Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Adis-ababa ee dalka Ethiopia waxaana uu u dhexeeyaa Dowladda Soomaaliya iyo Heyโ€™adaha kala ah IMF & Bangiga Aduunka inta uu socdo waxaa dib u eegis lagu samey doonnaa Wixii Soomaaliya u qabsoomay sanadkii tagay ee 2019 iyo halka aan hiigsaneynno sannadkan 2020-ka.

Hayโ€™adda Lacagta aduunkaย  IMF iyoย Masuuliyinta Soomaaliya ayaa waxay kawadda hadlayan sidii loo dardargalin lahaaย  hawlahaย dhameystirka qeybta 2aad ee wajiga afaraad wada hadalka deny cafintaย  (SMP4).

Soomaaliyaย  ay sii waday goโ€™aankeedi ku adanaa horumrinta dhaqaalaha iyo dib u habeynta heyโ€™adaha maaliyada waana talaabo taageertay in ay ka gudubtoย  shuruudaha horyaala Barnaamijkaย  dayn cafinta dalka.

Soomaaliyaa ayaa soo bandhigtay horumaarka ay ka sameysay sannadkii tagay ee 2019 guulihii ay ka qartayย  dhinaca dhaqaalahย  dalka iyo dardargalintaย  dhinaca ganacsiga iyo hoos u daadajinta nidaamka maamulka maaliyada dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale