Banaanbax Ka Dhan Ah Al-Shabaab Oo Muqdisho Ka Dhacay

Date:

Banaanbaxani oo ahaa mid ballaaran oo uu soo qaban-qaabiyay maamulka gobolka Banaadir ayaa ka dhacay iskuulka tababarka ciidanka Booliska โ€˜General kaahiyeโ€™ weerarkaas ayaa waxa ku dhintay dad badan oo aanan waxba galabsan.

Iskusoo baxa ayaa waxa kasoo qeyb galay bulshadda qeybaheeda kala duwan ย kuwaas oo ka kala yimid guud ahaan degmooyinka gobolka Banaadir, masโ€™uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka waxaana looga soo horjeedaa qaraxii kooxda argagixisada Al-shabaab ay ku baneesteen dhiigga iyo maalka ummadda Soomaaliyeed.

Mudaaharaadayaasha ayaa sita boorar ay ku muujinayaan sida ay uga xunyahiin qaraxii kooxda Al-shabaab ayย  ku dileen dad farabadan oo Sooomaaliyeed 28-kii bishii December sanadkii 2019, qaraxaasi oo ay masโ€™uuliyadiisa sheegatay Kooxda nabad diidka Al-Shabaab.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...