Gudiga gurmaadka qaran oo bilaabay wajigii labad ee dardargalinta hawlaha loogu gurmanayo dadka qaraxii Ex kaantarool

Date:

Gudiga gurmadka Qaran eeย  qaraxii Ex-koontarool ayaa waxay iska xog wareesteen xaalka iyo sidii loo dardargalin lahaa hawlaha gurmad ee dadkaย  dhibaatadu kasoo gartay qaraxaasi.

Shirka guddigaย  heerka wasiirย  ayaa sidoo kale looga hadalay sidii looga war hayn lahaaย  dadka qabaa dhawacayda ee ku sugan , Isbitaalada magaalada Muqdisho waxaana gudigu islaa soo qadeen in laga cawiyo ,dadka qarshaadkaย  Isbitaaladda dalka.

Sidoo kale gudiga ayaa uu kurgalayaa xaalada dadkii qabay dhawacayda ee la garsiiyayย  dalka annu walaalaha nahay ee Turkiga sii looga war ahayo xaaladaaha Caafiimaad ee dhibanaashaย  qaba dhawacayda halista ee lagu dabiibayo isbitaalada dalka Turkiga.

Wajigaa labaad ee gurmadka dadka qabaa dhawacayda eek u harsaan isbitaaladda ee an dalka waxbaa looga qaban kariinin loo qadiidoono dalka Qadar sii loogu soo dabiibo.

ย 

 

 

 

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale