Madaxweyne Waare oo tababar u furay dufcadii sedexaad ee Ciidanka Boliiska Hirshabelle

Date:

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka  Hirshabelle  Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta magaalada Jowhar  tababar uga furay dufcadii sedexaad ee Ciidanka Boliiska Hirshabelle.

Waxaa tababarkaan ka fii’iidaysanayo in ka badan 200 askari oo ka mid noqonaya ciidanka booliska Hirshabelle.

Madaxweyne Waare ayaa ku booriyay dufcadaan inay ka faa’iideystaan tababarka la siinayo, oo ay noqdaan kuwa u adeega bulsahda.

Musaasabadda waxaa goob joog  ka ahaa  Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle iyo labadiisa ku xigeen, Wasiirka Amniga Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre, Xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Hirshabelle, saraakiil ka tirsan ciidanka booliska Hirshabelle, AMISOM, iyo marti sharaf kale.

      

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo wadahadal la yeeshay Safiirka Turkiye ee Soomaaliya

Guddoomiye Dr. Muungaab ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka...

Wafdi Gaanacsato Shiine ah oo soo gaaray Muqdisho(SAWIRO)

Wafdi ganacsi oo Shiinaha ka socda ayaa maanta soo...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo soo dhaweysay Ku-xigeenka Danjiraha Safaaradda Mareykanka ee dalka Soomaaliya

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil...

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...