Wasaaradda Gargaarka Oo Soo saartay Digniin Ku Aaddan Fatahaado Hor Leh

Date:

Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinkaย  Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah soo saartay digniin ku saabsan fatahaado kale oo ka dhaca Dalka.

Digniintan ayay Wasaaraddu shaacisay markii ay soo baxday halis ah in ay dhici karaan fatahaado iyo daadad, iyadoo ay isa soo tarayaan khatar ah in degaannada koofurta Dalka ka mid ah ay ka daโ€™ayaan Roobab uu cabbirkoodu ka sarreeyo 40ย  Mile mitir maanta iyo maalmaha xigaba.

Halkan hoose ka aqriso digniinta oo dhammaystiran:-

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale