Madaxwynaha shiinaha “si adag ayaan kaga hortagaynaa cadowga qaybinaya dalkeenna”

Date:

Madaxwaynaha dalka shiinaha ayaa ku goodiyay in tallabo naxariis la’aan ah ka qaadayaan cid allaale ee isku daya in ay kala qaybiso dal waynaha shiinaha dadka, sida lagu sheegay war-murtiyeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dalkaasi.

Hadlakaan ayuu ka jeediyay madaxwaynaha shiinaha dhmaadka todobaadki la soo dhaafay ka dib markii uu booqasho ku tagay dalka Naybaal.

“ Qof alaale qofkii isku daya in uu ka jaro gobol shiinaha ka mid ah waa uu halaagsamayaa, waaana bur-burineynaa jirkiisa, lafihiisanna waan shiidaynaa si ay u noqdaan budo” sidaas waxaa yiri madaxweynaha shiinaha.

Waxa uu isntaas ku daray in quwad kasta ee shisheeya ee taageerta isku dayga qaybinta Shiinaha ay riyo ku jirto,Warka madaxweynaha ayaa yimid kadib bilo ay socdeen mudaaharaadyo lagu canbaareeynayo Bekiin, balse dowladda shiinaha ayaa ku eedeeysay in ay jiraan dalal ka  hurinayo qalalaase gobollo hoostaga Jamhuuriyadda dadka ee Shiinaha.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo daah furtay Shirweynaha Hoggaamiyeyaasha Qurba-joogta ee Qorshayaasha Dowladda

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah...

Taliyaha Ciidanka Xoggga Dalka oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah u qaabilsan Mareykanka Qaaradda Afrika

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DAAH-FURAY SANAD-TACLIIMEEDKA 2026/2027 EE JAAMACADAHA DALKA

-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...