Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo Khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee Qaxootiga.Sawirro”

Date:

Wasiirka arrimaha gudaha XFS Eng Cabdi Maxamed Sabriye ayaa maanta Khudbadda Soomaaliya ka jeediyay shirka caalamiga ah ee guddiga sare ee hay’adda QM u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR kaas oo ka socda magaalada Geneva ee dalka Switzerland.

Soomaaliya ayaa shirkaa heerka caalami ah waxaa ku matalaya wafdi uu hugaaminayo wasiirka arrimaha gudaha federaalka iyo dib-u-heshisiinta dalka waxaana uu shirku diiradda saarayaa arrimaha qaxootiga iyo barakacayaasha.

waa madashii 70aad ee golahaan waxaana sanadkaan si weyn looga doodaya sidii wax weyn looga qaban lahaa dhibaatooyin dhanka bini aadanimada ah oo ka jira dalal badan oo caalamka ah wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya ayaana shirka hordhigay xaaladda Qaxootiga iyo barakacayaasha Qaranka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Kulan looga hadlayay xoojinta wacyigelinta adeegyada Aqoonsiga Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho

Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweynihii hore Cabdullaahi Yuusuf

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhinta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮6

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane...