Wasiiru Dowlaha Wasaaradaย ganacsiga dowladย goboleedka Hirshabeelle Cali Maxmed Cali oo faah faahin ka bixiyey Shirar looga hadlayayย horumarinta gacansiga deegnaada Hirshabeele ayaa Sheegay in ay Xoogga saari doonaan horumarinta ganacsiga Hirshabeelle.
Wasiirka ayaa sidoo kale xusay in ay kulamo la qaadan doonaan dhammaan ganacsatada Hirshabeelle waxaana uu sheegay in ay booqan doonaan Dhammaan Magaalooyinka hoos yimaado Maamulka Hirshabelle.
Mudane, Cali Maxamed Cali Wasiiru Dowlaha Wasaaradaย Ganacsiga Dowladย Goboleedka Hirshabeele Wasiirka ayaa sheegay in Maamulka Hirshabeelle uu uu ku howlan yahay dhiirigelinta ganacsatada Hirshabeelle iyadoo dhowaan ay ganacsatada heli doonaan maalgashi lagu sameeyo qaar ka mid ah ganacsatada kasoo jeedo magaalooyinka ka tirsan Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.
