AUN Mahad ย Cilmi Cali Guddoomiyihii degmada Waabari

Date:

Waxa uu ka mid ahaa dhallinyarada firfircoon.ย  Horay waxa uu u soo noqday xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Galmudug.

Waxa uu ka mid ahaa dadkii ka soo shaqeeyay maamulkii Ximan iyo Xeeb oo
bishii July ayaa loo magacaabay guddoomiyaha degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.
Mahad waxa uu ahaa nin dhallinyaro ah oo ahlu diin ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...