Dhallinyarada Caabudwaaq oo Raโ€™iisul Wasaare Xasan Cali Khayre La Qaatay Kulan Su’aalo lagu waydiinayay Dhalinyarada โ€œSawirroโ€

Date:

Muqdisho (SNTV)-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ย mudane Xasan Cali Khayre oo ay wehliyaan Xildhibaanno kasoo jeeda degmada Caabudwaaq iyo Wasiirro ayaa gudaha Caabudwaaq ee Gobalka Galguduud kulan kula qaatay qaar kamid ah dhallinyarada ku nool magaaladaasi.

Dhallinyarada oo kulanka suโ€™aalo ku waydiinayay Raโ€™iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa sidoo kale u jeediyay tallooyin iyo tusaalooyin kuwajahan sida ay dhallinyaradu uga qayb qaadan karaan dadaalada horumarineed ee ka socda gudaha dalka.

Raโ€™iisul Wasaaraha oo dhallinyarada uga jawaabay suโ€™aalihii ay waydiiyeen ayaa ku ammaanay dowrkooda dib-heshiisiinta iyo horumarka deegaanka.

Raโ€™iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa dhallinyarada ugu bishaareeyay in dowladdu ay ku shaqaynayso aragtida muwaadiniinteeda Soomaaliyeed oo dhallinyaradu qaybta ugu wayn ka yihiin, waxa uuna ku dhiirri geliyay in ay is abaabulaan oo ay dhaliyaan isbedelka oo cid aan dhallinyarada ahayn lagaa sugin isbedelka uu dalka u baahanyahay.

 

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii...