Ra’iisul wasaare Khayre oo magacaabay Wasiirada Dastuurka ,Shaqada iyo Tamarta

Date:

Muqdisho (SNTV):-Degreeto ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumaadda  Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo nuqul kamid ah la soo gaarsiiyay  Wakaaladda SONNA ayaa lagu magaabay Sedex Wasiir kuwaas oo kala ah:-

Mudane Saalax Axmed Jaamac waxaa loo magacaabay Wasiirka Dastuurka

Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa waxaa loo magacaabay wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha.

Marwo Fowsiyo Maxamed Sheekh waxaa loo magacaabay Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...