Wasiirka Arrimaah Gudaha XFS oo gaarey Dhuusa-mareeb

Date:

SNTV:-Wefdi uu hogaaminaayo wasiirka arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Sabriye ayaa goor dhow gaaray magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta dowlada goboleedka Galmudug.

Waxaa ku soo dhaweyeey garoonka diyaaradaha magaaladaasi masโ€™uuliyiin ka tirsan Dowlada Goboleedka Galmudug iyo qeybaha kaladuwan ee bulshada.

Ujeedka socdaalka wasiirka arrimaha Gudaha ayaa la xiriirta sidii uu kulamo kaladuwan uu ula qaadan lahaa madaxda dowlad goboleedka Galmudug,odayaasha Dhaqanka.

Wasiir Cabdi Maxamed Sabriye oo la hadlay Wakaaladda SONNA ayaa xaqiijiyay in uu kulamo la yeelanayo madaxda dowlada goboleedka Galmudug iyo bulshada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...