Muqdisho (SNTV)ย Wafdiย uuย Hoggaaminayay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amnigaย Gudaha Xuuumadda Soomaaliya ayaaย dalka dalka Jabuuti uga qeybgalay Furitaanka ย Munaasabadaย #Cutlass express 2019 oo la qabto sanadkiiba mar waanna tababar aqoon isweydaarsi ay ka qaybgalaan dawladaha gobolka iyo dawladaha ย Caalamigaย ah, wuxuuna ย ujeedkiisu yahay sidii loo xoojin lahaa amniga Xeebaha Gobalka iyo xuuraan wadaagga dawladaha degen gobolka dhinaca xogta ah.
Hadafka ugu wayn ayaa ah sii looย mideeyn lahaa ย howlgalada baddaha Gobal iyo si Heer Caalami, iyadoo laga hortagayo Qatar walba oo lidi Ku ah Maraakiibta maranka u ah xeebaha bdabaha,lagana hortago kaluumeesiga Sharci Darada ah , Burcad Badeeda iyo Argagaxisada.
Wasiir ku xigeenkaย Xukuumadda Soomaaliya Cabdinasir Saciidย oo kulanka hadal ka jeediyay ayaa bogaadiyay dadaalada socda dowladda gobalka iyo kuwa Caalamiga ah si layskala kaashado ilaalinta xeebaha iyo sidii looga hortagi lahaa dhibaatooyinka qatarka ku ah xeebaha gobalka.
Wasiir Cabdinaasir ayaa soo dhaweeyay tababarada ay qaadanayan hanaanka tababarka ciidanka ilaalinta xeebaha ee booliska gobalka dowladda Soomaaliya ayaa sanadkii labaad xubin buuxda ka ah iskaashiga oo ahmiyad wayn ugu fadhiso, waxaana taasna qeexayso in in ka badan 25 ciidan,Sakaariil iyo Saraakiil xigeenoย ay soomaaliya tababarkaasi qeyb uga yahiin.
โWaxaan ku kalsoonahay in wiilasha iyo gabdhahaย Somaaliyeed ee matalaya dalka ay muujin donaan garti iyo hufnaan shaqo waanaย muhiimad aan dhamaanteen wada dareemayo in xeebaheena ilaalsano ayuu yari Wasiir Cabdinaasiโ
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliyaย ayaa booqday ย Academyada Booliska Dalka ย DJIBOUTI (FAARAH CABANE)ย tasoo halkaasi kula kulmay saraakiisha Booliska dalkaasi ay ka wada hadleen dar dargalinta tababarka ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
W/Qโ Abdirashiid Nuur







