Muqdisho (SNTV)- Barnaamijka Kulanka Todobaaka oo kamid ah Barnaamijyaada Todobaalaha ah Ee ka baxa Telefeshinka Qaranka Soomaaliyeed iyo Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya, waxaa marti ku ahaa Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Ciidamada Qalabka Side Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute.
Tabiye:- Faysal Muuse