Muqdisho January 10 (SNTV):- Raiisalwasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa Magacaabay Guddiga badbaadinta iyo Soo celinta hantida qaranka Soomaaliyeed,
Guddiga oo isugu jira wasiiro ka tirsan Xukuumada Soomaaliya,Gudoomiyaha gobolka banaadir iyo hantidhowraha qaranka ayaa waajibaadkooda uu yahay tirakoobka hantida dawladda iyo soo celinta dhulka iyo gaadiidka sida sharci darrada ah dawladda uga maqan sida ku xusan wareegto ksoo baxday xafiiska Ra’iisalwsaaraha.
Halkan Ka Akhriso Magacyada Guddiga.