Kulanka golaha shacabka oo furmay

Date:

Waxaa goor_dhow si rasmi ah u furmay kulanka 31-aad Kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka BJFS.

Kulanka waxaa soo xaadiray 152 Xildhibaan, waxaa shir guddoominayaย guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

Ajendaha kulanka ayaa ah hadal jeedinta guddoomiyaha Golaha Shacabka, aqrinta iyo ka doodista miisaaniyadda dowladda 2019.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamedย  Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa shir guddoominaya kulanka 31-aad ee Golaha Shacabka oo goor_dhow furmay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo gaaray magaalada London.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Al-Cadaala, ayaa...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...