Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo faray Guddiga Maaliyadda Golaha in ay Shaqadooda sii wataan

Date:

Muqdisho (SNTV):-Guddoomiya Golaha Shacabka BFS mudane Maxamed Mursal sheekh C/raxmaam ayaa faray Guddiga Maaliyada, Miisaaniyada, Qorsheynta Iyo La Xisaabtanka Hayโ€™adaha Dowlada in ay Shaqadooda sii Wataan,islamarkaana in guddiga si dhaqsi leh u soo dhameystiraan Xisaab xirka 2017 iyo Miisaaniyadda 2019 kohor inta uu san dhamaan sanadka 2018.

Halkan Hoose ka Akhriso goโ€™aanka Guddoomiyaha

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...