Xukuumadda Soomaaliya oo dib u soo celineyso shruucdii wax barashada

Date:

Muqdisho (SNTV)- Wasaradda Waxbrashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee dalka ayaa sheegtay in Wasaaradda ay ka shaqeyneyso sidii ardeyda Soomaaliyed ay u heli lahaayeen Waxbrasho tayo leh.

Wasiiro Dowlaha Wasaaradda Waxbrashadda Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle “Jaabiri” aya sheegay in ay dhawaan sameyn doonaan guddi taclinta sare ah oo qiimeyn rasmi ah ku sameyn dona tayada tacliinta dalka iyo sidii loo wanaajin  lahaa Waxbarashadda Dhalinyaradda Soomaaliyeed.

“Masuuliyadda gaar ah oo nasaaran waxaa ay tahay in ardayga Soomaaliyeed hello  Waxbarasho tago leh taasna waxaa looga shaqeyn karaa in aan helno Sharuucdii Waxbarashadda dalka taasna waxaa tahay mid aan dhamaanten kawada shaqeyneyno muhiimad gaar ah ayeyna inoo leedahay taas” Sidaas waxaa sheegay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashadda.

Sidoo kale Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashadda Waxaa uu sheegay in Macalinta Waxbaraya Ardayda Soomaaliyeed laga doonayo in uu soo buuxiyo dhamaan Sharuudihii looga baahnaa Macalin.

Wasaaradda Waxbarashadda ayaa dadaal ugu jirta siddii loo sameyn lahaa dhamaan Sharciyadii Waxbarasho ee dalku lahaa.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wariyaal ka kala yimid 90 Dal oo Dunida ah oo booqday xarunta caanka ah ee Beijing Tongrentang

Wariyaal iyo xirfadlayaal warbaahineed oo ka kala socday in...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Buurhakabo

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud...

Agaasimaha Hay’adda NISA oo Gubadley kula kulmay madax dhaqameed

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo wadda qorshe dalkoodii loogu celinayo muwadiniin Burcad afduubatay

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Masar ahna ergeyga...