Ololaha is-xilqaan oo si dar-dar leh uga socda Muqdisho

Date:

Muqdisho September 4 (SNTV):-Dowladda hoose ee Xamar ayaa howlo nadaafadeed ka billoowday Maanta Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ee Aaden Cadde International Airport.

Agaasimaha waaxda nadaafadda Dowladda hoose ee Xamar ayaa sharraxay ololahaani nadaafadeed ee Maanta la fuliyay.

Taliyaha saldhiga Boliiska ee Garoonka Aadan Cadde , G/Sare Axmed Maxamed Cali (Gaalkacayo) ayaa Dowlada hoose ku ammaanay dar-dargelinta barnmaajika is-xilqaan.

Guddoomiye kuxigeenka arrimaha bulshada Gobolka Banaadir Basma Caamir Jakeeti, waxa ay sheegtay in maamulka Gobolka Banaadir ay ka goโ€™an tahay horumarinta bilicda Caasimadda.

Ololahan nadaafadeed oo qeyb ka ah Barnaamijka is-xilqaan ayaa si xowli ah ugu socda Degmooyinka Gobolka Banaadir tan iyo markii ay Madaxda Dowladda dhexe ku dhowaaqday dhawaan

.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...