Kulankaย ooย lagu qabtay xaruunta taliska Boliska Soomaaliyeed ayaa looga hadlay horumarinta garsoorka iyo Caadaaladdaย iyo sare u qadista kalsoonida aay shacabku ku qabanaย fulintaย goโaanadda Maxkamadaha ย Dalka.
Raโiisul Wasaaraha Xukumamadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shir gudoomiyey ย kulanka ย ooย aay ka qayb galay Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Baashe Yusuf Ahmed , madaxda ย laamaha cadaaladda , garsoorka iyo boliskaย , waxana looga dooday Hirgalinta hananka ku dhisan ย ย cadaaladda iyo dar-dar galintaย fulita goโaanadda maxkmadda oo aay u xilsaran yihiin ย Ciidanka Boliskaย si loo xoojiiyo ย kalsoonida bulshada aay ku qabto garsoorka .
Dhamaan xubnihii ka qayb galay ayaa isku raacay in aay muhiim tahay ย in waxย kabadal lagu sameyo qaabka aay uwaddaย shaqeyaan Garsoorka iyo boliska oo ah fuliyaasha Go,aanadda oo aay qayb ka noqdan isla xisaabtan , taas oo meesha ka saaraysa ย ย tuhunadii shacabka ย ay ka qabeen ย hawlaha Cadaaldda iyo garsoorka,
Raโiisul Wasarahaย Xukumadda federaalka Soomaaliyaย oola hadlay madaxa ย hayโadaha garsoorka , Caadaladaย iyo Boliska ย ayaa tilmaamay in dowlada Soomaaliya aayย Dagaal adag kula jirto musuq maasuqa , maamul Xumadda , si taa loogu guuleystana ย laf dhabarna aay u yihiin , helista garsoorย hufan iyoย ย ciidan u diyaarsan fulinta ย go;aanada.
Taliyaha Boliska Soomaaliyeed Gen Bashir Cabdi Maxamed oo warbaahinta qaranka la hadlay ayaan wax ka waydiinay ย ahmiyada kulankaanย manta uu Raโiisul Wasaarauhu la yeeshay ย madaxa laamahaย garsoorka , iyo boliska.
Shirkaanย uu Raโiisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya uu la yeeshay madaxdaย hayโaddaha Garsoorka, Cadaaladda iyoย sarakiisha ciidmada ayaa qayb ah qorshaha dar-dar galinta ย ย horumarintaย Calaadda iyoย garsoorkaย tiir dhexaad u ah la dagaalanka musuqa mamusaqa oo ay dowladda Soomaaliyed aay waddo .

