Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda DFS oo manta maamule Ku Meel Gaar ah u magacaabay Furdada Canshuuraha Dakadda magaalada Muqdisho.
Xasan Cabdicasiis Axmed (Baashe) ayaa noqonaya Maamulaha Cusub ee Kumeel gaarka ah isagoona isla maanta loo dhaariyay inuu shaqada si hufan u sii wado.
Dhamaan Xafiisyada Shaqada Canshuuraha ee Dakadda Muqdisho ayaa aahan doonna sidoodii caadiga ahaa una shaqeynaya iyadoo lagu amaray maamulaha cusub in uu si toos ah shaqada u guda galay madaama isla mantay lo dhariinayo xafiiska shaqadda maamulka dakadda halkasiina uu kasii waday shaqadii ka soctay dakadda magaaladda muqdisho .
Xafiiskii maamulka dakadda ayaa dib loo furay, si aay shaqada u sii socoto iyaado laga wareejiyaya maamulkii hore ee gacanta ku hayaay maamulka dakadda.